ugu danbeeyey

6/recent/ticker-posts

MAXAY TAHAY SIRTA KU DUUGAN SAWIRKAN LAGUU IIBSADAY 70.5MILION $

Sawir gacmeedkan oo ka kooban lix sadar oo wareegsan. ayaa lagu kala iibsaday 70.5 Milyan oo Doller. 
Sawir gacmeedkan oo ka kooban lix sadar oo wareegsan. ayaa lagu kala iibsaday 70.5 Milyan oo Doller. 
Gabadha farshaxanisataha ah ee Reer maraykan, ayaa sawirkan ka kooban lixda sadder oo waregsan. Kusoo bandhigtay suuqayada lagu kala iibsado farshaxanka gacanta. Runtiina sawirkan haddaad u fiirsato ma jiro wax macnaa oo uu yeelanayaa. 
Hadda suaashan oo iyada la waydiiyey ahaydna waxa uu gudbinayo sawirkani inay dadka la wadaagto, 
Waxay ku jawaabtay juwaab sidan u dhignayd " sirta ku duugani waxay tahay in mararka qaar aad ku qasbanaan kartid inaaf muujiso dareenkaaga" waxayna ula jeeda sidan ayaan dareenkayga u muujiyey...
Marar badan waxaad arki doontaa sawiro aan macno lahayn, oo haddana lagu kala iibsanayo lacago xadigoodu sareeyo, 

Adi shaqsiyaada sawirkan intaad siisan lahayd....








Post a Comment

1 Comments