ugu danbeeyey

6/recent/ticker-posts

OGOW HALKU YAALO MOBILE KAA LUMAY ADOO ISTICMAALAYA HABKAN !! || find your lost phone

SIDEE URAADIN KARTAA MOBILE LUMAY AMA LA XADAY?



ma ogtahay in haddii mobilkaagu uu kaa lumo aad raadsan kartid. adoo adeegsanaya number sireedkiisa ay shirkadii soo saartay soo raacisay,

haddaba waxaad ogaata in hadii uu taleefan kaa lumo ama lagaa xado. aad shaqsi ahaantaada u raadsan kartid adoon aadin xarumaha aad card ka isticmaasho,

waliba markaan ku leeyahay mobilkaaga ayaad raadin kartaa waxaan ka wadaa. xitaa waxaad ogaan kartaa goobta lagu isticmaalayo mobilkaaga ama goobta uu yaalo iyo sidoo kale inay card ku jiro iyo in kalaba ,

kaliya adigoo raacaya stebskan yar ee fudfud, 


1= aqoonso IMEI kaaga uu taleefankaagu lee yahay adoo maraya wadadan.


soo gal setting ka mobilkaaga ka dibna kasii taabo About phone

 



ka dib waxa kuuso kici doona xog ku saabsan mobilkaaga iyo IMEI kiisa ka dib waxaad copy dhihi doontaa ama aad buugaaga xasuus qor ku qoran doontaa serial numberkan 




2=RAAD MOBILE KII LUMAY 

haddii uu mobilkaagu uu kaa lumay sidoo kale aad haysid serial numberkiisii, habkan fudud u raadi. ugu horayn waa inaad haysataa serial numberka taleefanka aad raadinaysid. ka dib soo gal barta google ka wax laga searchnig garee baadh websiteskan IMEI tracker ka dib ku paste garee serial numberka taleefanka aad raadinaysid  

fadlan soo booqo kanaalkayaga youtube si aad xogo badan oo noocan oo kale ah nooga faaidid

youtube= Tusetechnology

---------------------

WQ=iLyaasiin axmed barre

Post a Comment

3 Comments