ugu danbeeyey

6/recent/ticker-posts

HAL MAALIN KU SAMEE 400$

 HAL MAALIN KU SAMEE 400$

sidaynu wada ogsoonahay dunidu maanta waxay cagta saartay. wado ka duwan dhamaan wadooyinkii hore ee wax loo kala macaashi jiray, maantadan aynu waxa xawli ku socda shaqooyinka kasoo baxaya suuqa online ka ah, kaas oo maalinba maalinta kasii danbaysa meesha ka saraaya shaqooyin badan oo gacanta lagu qaban jiray, haddaba qormadan waxaan kugula wadaagi doona halkii aad siiqaas laga biiri lahayd. iyo sidii aad u adeegsan lahayd websiteska ugu caansan ee lacagaha cajiibkaa laga sameeyo adigoo adeegsanaya xirfadaada,



Post a Comment

1 Comments